Aisha Bintu Ahmed ๐โจ
Telegram Channel
teleseeker.com/c/aishaahmed99 ยท tg://resolve?domain=aishaahmed99
What is Aisha Bintu Ahmed ๐โจ on Telegram?
"Aqoon, Hal abuur iyo Hogaamin bulsho!" Waxa aasaasnay channelkan 23.july.2021 WIXII FIKRAD ๐ @Aishabintuahmed
Community reviews
Nobody has liked this entry yet.
No reviews yet. If you have been in this entry, yours would be the first.
How to subscribe to Aisha Bintu Ahmed ๐โจ on Telegram
Open t.me/aishaahmed99
in Telegram and press Subscribe.
On mobile, the app opens directly via tg://resolve?domain=aishaahmed99.
Aisha Bintu Ahmed ๐โจ channel details
Timeline
When the entry was indexed, and when it was last checked against Telegram.
when the record entered our index
Checked against Telegram, then refreshed automatically
index freshness & last update path
what we keep in the index
Auto Assessment
Objective counters derived from check history. No ratings, no composite scores.
Last checked against Telegram on 2026-10-31 10:38 UTC.
Telegram Channel account indexed by TeleSeeker's crawler.
Subscribers to the channel.
Time the record first appeared in our index.
last post 1 week ago ยท ~0.2 posts/day ยท avg views 2.0K ยท peak reactions 17 ยท stars 0
2,740 photos ยท 64 videos ยท 791 links
Growth
Subscriber growth over the last 30 days, measured on our own checks.
Latest posts
The most recent posts, as the public preview page of the channel shows them.
Mogdishu hadda joogto numberka: +252 61 6326636 Hargesia hadda joogtan Numberka: +252 63 3751308
๐ผ PhotoQof walbo hargesia jooga buuga Rabbigeyga wuxu ka helaa Numberka: +252 63 3751308
๐ผ PhotoAsalaamu Calaykum dhammaantiin Saaxiibbada qaaliga ah, maanta waa maalintii aan wada sugaynay. Balfurka buugga โRabbigeyga Ilaaliyaha Noloshaydaโ ayaa galabta ka dhacaya magaalada mogdishu, waxaana si kal iyo laab ah idiinku soo dhaweynayaa dhammaantiin qof walbo waa ufuran yahay laguma weydin doono, warqad casuumad ah. โฐ Waqtiga: 3:00 galabnimo ๐ Goobta: Arkaan ka soo horjeedka karmel hotel number Afar. Fadlan waqtiga ilaaliya, ilaalinta waqtiga waxay inagala qeyb qadan kartaa ina madasha ino qโฆ
๐ผ PhotoCASUUMAAD Gaar ah| Waxaan si sharaf leh idiinku casuumayaa Munaasabadda Baalfurka Buugga โRABBIGEYGA โ oo ay qayb ka tahay muxaadaro qiimo badan oo ku saabsan xiriirka addoonka iyo Rabbigiis. Buuggu wuxuu xambaarsan yahay fariin ku saabsan ilaalinta Allah, xasilloonida qalbiga, ducada, samirka iyo ku kalsoonaanta Rabbigeenna. Muxaadarada waxaa ino jeedin doono | Sheekh Dr. Cabdulqaadir Ciise Cali Taariikh: 5 Oktoobar 2026 Waqti: 3:00 galabnimo Goob: Arkaan Leadership
๐ผ Photo๐ Taariikhda: 5 October 2026 ๐ Waqtiga: 3:00 PM ๐ Goobta: Arkaan Leadership ka soo horjeedka karmel hotel number Afar. Magalada mogdishu hadda joogto waad igala soo qeyb gali karta saaxiib, WhatsApp link group soo galaa https://chat.whatsapp.com/DjRJh0amtMV3KdtzAP9pld
๐ผ Photoุจูุณูู ู ุงูููู ุงูุฑููุญูู ูฐูู ุงูุฑููุญููู ู Casuumad. Bahda Qalinleyda, Qorayaasha iyo Akhristayaasha sharafta leh, Waxaan si Mug iyo Miisan leh idiinku casuumayaa Balfurka buugga RABBIGEYGA Ilaaliyaha Nolosheyda. Buuggani wuxuu ka hadlayaa xiriirka ka dhaxeya addoonka iyo Rabbigiis, sida loo xoojin lahaa xiriirkaas, Waana buug xambaarsan xusuusin, rajo, sabar, duco iyo tawakkul. ๐ Taariikhda: 5 October 2026 ๐ Waqtiga: 3:00 PM ๐ Goobta: Arkaan Leadership Waxaan si gaar ah u soo dhoweynayaa Qof walbโฆ
๐ผ Photo๐โช๏ธ Hambalyo! Team Somali ๐ ๐ Idaacada-halkan โโโโโโโโโโโโ 1๏ธโฃ ๐ Aqoon & Fasalo โข 13k โ ๐ฅ Taabo Halkan โข 27k โ ๐ฅ Taabo Halkan โข 15k โ ๐ฅ Taabo Halkan โข 28k โ ๐ฅ Taabo Halkan โข 11k โ ๐ฅ Taabo Halkan โโโโโโโโโโ 2๏ธโฃ ๐บ Aqoon & Xikmado โข 18k โ ๐ซ Taabo Halkan โข 20k โ ๐ซ Taabo Halkan โข 26k โ ๐ซ Taabo Halkan โข 18k โ ๐ซ Taabo Halkan โข 42k โ ๐ซ Taabo Halkan โข 16k โ ๐ซ Taabo Halkan โข 20k โ ๐ซ Taabo Halkan โข 19k โ ๐ซ Taabo Halkan โโโโโโโโ 3๏ธโฃ ๐ Buugaag & Akhris โข 76k โ ๐ Taabo Halkan โข 160k โ ๐ Taabo Halkan โโโโ 4๏ธโฃ โฆ
Ma jeceshahay akhriska, sheekooyinka taxanaha ah, iyo inaad mar walba hesho wax cusub oo aad barato? ๐โจ Uukow Media waa app kuu fududeynaya inaad si sahlan uga akhrisato sheekooyin, maqaallo iyo qoraallo xiiso leh, meel kasta iyo waqti kasta. Waxaad ka heli kartaa: ๐ Sheekooyin taxane ah oo xiiso leh ๐ฐ Maqaallo iyo qoraallo kala duwan ๐ Aqoonta iyo xogta aad u baahan tahay ๐ค AI Assistant โ Magudbe Caawiye oo kaa caawinaya Shukaansiga asiga oo ku diyaarinayo Ereyo ku shukaansi Tagto. ๐ฏ Haddiiโฆ
Caashaq aanan Filayn | Qiso Aisha waxay maalin shaqo caadi ah ku aragtay nin cusub oo shirkadda maamulka la wareegaya. Aragtidii ugu horreysay ayay si lama filaan ah ugu dareentay dareen aanay hore u aqoon, inkastoo aysan ogeyn in ninkaasi isaguna muddo ka hor iyada arkay oo uu dareen u qaaday. Maalmo kadib, saaxiibteed ayaa si qarsoodi ah ugu sheegtay maamulaha dareenka Aisha, taas oo keentay in Aisha sugto jawaabtiisa iyadoo aan ogeyn waxa maskaxdiisa ku jira. Laba toddobaad ayay goobta shaqโฆ
Uukow Media App Streak meeqa ayuu ku marayaa?
๐ผ Photo๐ ฑ๏ธ๐ ธ๏ธ๐๏ธ๐ ท๏ธ๐ ฐ๏ธ๐ ฐ๏ธ๐๏ธ๐ พ๏ธ๐ ๐ช๐ฎ๐ ๐ฎ๐ ๐น๐ผ๐ผ๐ด๐ ๐ฏ๐๐๐ต๐ฎ๐ฎ๐ฟ๐ฎ๐๐ป๐ฎ๐๐ฎ๐ฎ ๐ฑ๐ต๐ฎ๐บ๐บ๐ฎ๐ฎ๐ป ๐ฑ๐ฎ๐ฑ๐ธ๐ฎ ๐ท๐ฒ๐ฐ๐ฒ๐น ๐ฏ๐ฎ๐ฟ๐ฎ๐๐ต๐ฎ๐ฑ๐ฎ ๐ฐ๐๐น๐๐๐บ๐๐ฎ ๐๐ต๐ฎ๐ฟ๐ฒ๐ฒ๐ฐ๐ฎ๐ฑ๐ฎ ๐ถ๐ป ๐ฎ๐ ๐ฏ๐ถ๐น๐ฎ๐ฎ๐ฏ๐ฎ๐ป๐ฎ๐๐๐ผ ๐๐๐ณ๐ฎ๐ฐ๐ฎ๐ฑ๐ฑ๐ถ๐ถ 2-๐ฎ๐ฎ๐ฑ ๐๐ฒ ๐ฟ๐ผ๐๐๐ผ๐ฟ๐ผ ๐๐๐๐๐๐๐ผ ๐๐ ๐๐ผ๐๐๐๐๐๐๐ผ, ๐ข๐ผ ๐ฎ๐ต ๐๐ฎ๐๐ฟ๐ผ-๐ฐ๐ถ๐น๐บ๐ถ๐๐ฒ๐ฒ๐ฑ ๐น๐ฎ๐ด๐ ๐พ๐ฎ๐ฎ๐ฑ๐ฎ๐ป๐ฎ๐๐ผ ๐ต๐ฎ๐ฏ ๐๐ค๐๐๐๐ฃ ๐๐ง๐๐ (๐ผ๐ป๐น๐ถ๐ป๐ฒ) ๐ฎ๐ต, ๐ธ๐๐ป๐ฎ ๐๐ฎ๐ฎ๐ฏ๐๐ฎ๐ป ๐ฐ๐ถ๐น๐บ๐ถ๐ด๐ฎ ๐ณ๐ถ๐พ๐ถ๐ด๐ฎ ๐จ๐๐๐๐๐๐๐๐๐, ๐ผ๐ผ ๐๐ ๐๐ผ๐ผ ๐ท๐ฒ๐ฒ๐ฑ๐ถ๐ป๐ฎ๐๐ผ ๐๐ ๐ฟ๐ง. ๐๐๐จ๐๐ฃ ๐ข๐๐๐๐ก๐๐ฃ ๐ฟ๐๐๐ช๐ช๐ ๐ฆ๐ต๐๐ฟ๐๐๐ฑ๐ฎ ๐น๐ฎ๐ด๐ฎ ๐ฟ๐ฎ๐ฏ๐ผ ๐ฎ๐ฟ๐ฑ๐ฎ๐๐ด๐ฎ: ๐ญ. ๐๐ป ๐๐ ๐๐ผ๐ผ ๐ฑ๐ฎ๐ท๐ถ๐๐๐ผ ๐๐ฝ๐ฝ๐ธ๐ฎ ๐ง๐ฒ๐น๐ฒ๐ด๐ฟ๐ฎ๐บ๐ธ๐ฎ. ๐ฎ. ๐๐ป ๐๐ ๐๐ฎ๐ฟ๐ฎ๐ฏ๐ถ๐ด๐ฎ ๐ฎ๐พ๐ผ๐ผ๐ป ๐๐น๐ฒ๐ฒ๐๐๐๐ฎ๐. ๐ฏ. ๐ถ๐ป ๐๐ ๐จ๐ด๐ ๐๐ฎ๐ฟ๐ฎ๐ฎ๐ป ๐บ๐ฎ๐ฎ๐น๐ถ๐ป๐ธ๐ถ๐ถ 1๐๐ฎ๐ฎ๐ฐ ๐ท๐ฎ๐ฎ๐ป๐ถ๐ ๐ ๐ต๐ฒ๐น๐ถ ๐ธ๐ฎ๐ฟ๐ผ. ๐๐ฎ๐ฎ๐๐๐ฑ๐ผ๐ผ๐๐ถ๐ป๐ธ๐ฎ ๐๐ฎ๐โฆ
๐ผ Photo๐โช๏ธHambalyo๐ง๐ 1๏ธโฃ๐ Aqoon & Fasalo ๐๐ ๐ฏ 13k ๐ @maanhage ๐ฏ 27k ๐ @Farsamada ๐ฏ 15k ๐ @Somalienglish1 ๐ฏ 28k ๐ @Somalienglish3 ๐ฏ 11k ๐ @Somaliarabic 2๏ธโฃ Aqoon & Xikmado ๐บ๐ ฐ๏ธ โจ 18k ๐ @Hasancaashaq โจ 20k ๐ @dareen_side โจ 26k ๐ @KobciAqoontaada2 โจ 18k ๐ @QalbiDhaye143 โจ 42k ๐ @XikmadoSom โจ 16k ๐ @Noqoxiddig โจ 20k ๐ @Dunnidasuugaanta โจ 19k ๐ @AishaAhmed99 3๏ธโฃ Buugaag & Akhris ๐โจ ๐ 76k ๐ @Somalilibrary ๐ 160k๐ @Somalibooks 4๏ธโฃ Diinta & Duunyada ๐ ๐ 15k ๐ @kalimakariim ๐ 20k ๐ @Al_xakiim ๐ 16k ๐ @Albaanichaโฆ
๐ UPDATE CUSUB OO XOOGGAN - UUKOW MEDIA! ๐ฑ๐ฅ Waxaan si weyn u cusboonaysiinay Uukow Media, waxaana kusoo kordhinay features cusub oo app-ka ka dhigaya meel aad ka heli karto akhris, waxbarasho, AI iyo horumar shaqsiyeed โ dhammaantood hal meel. ๐ง ๐ โจ Maxaa cusub? ๐ Achievements & Badges Hadda waxaad heli kartaa badges marka aad gaarto milestones kala duwan sida: ๐ฅ First Reader ๐ 10 Articles ๐ฅ 7 & 30 Day Streak ๐ง Quiz Master ๐ค AI Explorer โ๏ธ Note Taker ๐ฏ Goal Achiever ๐ Knowledge Explorer ๐ Uukoโฆ
โโโโ 1๏ธโฃ ๐ Diinta & Duunyada ๐ 15k ๐ ๐ Taabo halkan ๐ 20k ๐ ๐ Taabo halkan ๐ 16k ๐ ๐ Taabo halkan ๐ 18k ๐ ๐ Taabo halkan ๐ 20k ๐ ๐ Taabo halkan ๐ 19k ๐ ๐ Taabo halkan ๐ 17k ๐ ๐ Taabo halkan ๐ 26k ๐ ๐ Taabo halkan โโโโโโโโโโโ 2๏ธโฃ โจ Aqoon & Xikmado ๐บ๐ ฐ๏ธ โจ 18k ๐ ๐ Taabo halkan โจ 20k ๐ ๐ Taabo halkan โจ 26k ๐ ๐ Taabo halkan โจ 18k ๐ ๐ Taabo halkan โจ 42k ๐ ๐ Taabo halkan โจ 16k ๐ ๐ Taabo halkan โจ 20k ๐ ๐ Taabo halkan โจ 19k ๐ ๐ Taabo halkan โโโโโโโโโโโโ 3๏ธโฃ ๐ Buugaag & Akhris ๐ 76k ๐ ๐ Taabo halkan ๐ 160kโฆ
Xasuusin Bari Wxa bilabanayo Soonka Saddexda Maalmood Ee Ayaamul Biidka. ๐ Isniinย 27/7/2026M ๐ Talaadoย ย 28/7/2026M ๐ Arbaco 29/7/2026M Kafaaideyso Waa 3Maalmood Oo 30 Maalmod Udhigna Xaga Ajarka Siduu Sheegay Rasuulkeena Mohamed Sallalahu Calayhi Wasalam #AdoontiiRabbi
๐ผ Photoยซุฅููู ูุณูุฏู ูุนุฒุชู ูุฌูุงูู ูุฆู ุทุงูุจุชูู ุจุฐููุจู ูุฃุทุงูุจูู ุจุนูููุ ููุฆู ุทุงูุจุชูู ุจูุคู ู ูุฃุทุงูุจูู ุจูุฑู ูุ ููุฆู ุฃุฏุฎูุชูู ุงููุงุฑ ูุฃุฎุจุฑู ุฃูู ุงููุงุฑ ุจุญุจู ููยป. "Haddii aad dambiyadayda iigu qabsato (oo aad igu xisaabiso), waxaan aniguna ku weydiisan doonaa cafiskaaga, Haddii aad iigu qabsato bakhaylnimadayda (ama xumaantayda iyo masiibadayda), waxaan aniguna ku weydiisan doonaa deeqsinimadaada iyo deeqdaada (Karamkaaga), Haddii aad Naarta i geliso, waxaan u sheegi lahaa dadka Naarta ku jira jaceylka aan kuu qabo.โฆ
๐ฅ Immisa ayuu marayaa Streak-gaaga Akhriska? ๐ Cusboonaysiinta cusub ee Uukow Media waa timid! Waxaan ku soo kordhinay features waaweyn, design casri ah, xawaare sare, AI, iyo khibrad akhris oo aad uga wanaagsan sidii hore. ๐ฒ Hadda soo deji update-ka: Ka raadi "Uukow Media" gudaha Google Play Store ama ka soo deg link-ga hoose. https://play.google.com/store/apps/details?id=com.uukowtech.uukowmedia Ha ka harin horumarka โ sii wad Streak-gaaga akhriska maanta! ๐
๐ผ PhotoAppka Uukow Media dadka U Dagsan waxaan ugu bishaareyneynaa in qormooyin gaagaaban aan halkaan kusoo kordhinay oo si daily ah u aqrisan karaan hadaba hadii aan hore kuugu dagsanayn Appka kala so dag Playstore-ka qor Uukow Media Ama Linkgaan hooose kala dag https://play.google.com/store/apps/details?id=com.uukowtech.uukowmedia
ุฅููู ูุณุช ุฃุนุฌุจ ู ู ุญุจู ูู ูุฃูุง ุนุจุฏ ูููุฑุ ูุฅูู ุง ุฃุนุฌุจ ู ู ุญุจู ูู ูุฃูุช ู ูู ูุฏูุฑ. Abuu yaziid al basdhamii: wxu dhhy; Ilahayo aniga lama yabayo inaan ku jeclaade ano adoon daciif ah, lkn jaceylka aad adiga ijeceshahy anigo adoon dhaciif ah taasa cajiib ah. Yaa kariiim #AdoontiiRabbi
Related Telegram Channels
Top-3 by description similarity (TF-IDF).
Frequently asked questions
What is Aisha Bintu Ahmed ๐โจ on Telegram?
Aisha Bintu Ahmed ๐โจ is a public Telegram Channel with 16530 subscribers. It is indexed by TeleSeeker under the short link /c/aishaahmed99.
How do I subscribe to Aisha Bintu Ahmed ๐โจ?
Open t.me/aishaahmed99 in Telegram and press Subscribe.
Is Aisha Bintu Ahmed ๐โจ currently active?
It was active at the last check against Telegram (12h ago).
How accurate is the 16530 count?
The 16530 count was reported by Telegram at the last check (12h ago).
How do I report Aisha Bintu Ahmed ๐โจ as inactive?
Use the form on /submit or open a GitHub issue.
See the full directory: Browse all Telegram Channels on Telegram. Missing a channel? Submit a link.