Telegram Channel Verified by TeleSeeker · last checked 7h ago

AL XAKIIM CHANNEL

Telegram Channel

@al_xakiim
17,686 subscribers
Language English
Open in Telegram

What is AL XAKIIM CHANNEL on Telegram?

Hankiinu yuusan noqon kaliya inaad Aduunka heer sare ka gaadhaan, balse waa in Hankiinu noqdaa meel ka saraysa halkaas oo ah raali ahaanshaha Allaah iyo Janadiisa. Waxadna si toos nagala soo xiriiri kartaan: @Bin_Yusuf143

Community reviews

Nobody has liked this entry yet.

No reviews yet. If you have been in this entry, yours would be the first.

How to subscribe to AL XAKIIM CHANNEL on Telegram

Open t.me/al_xakiim in Telegram and press Subscribe. On mobile, the app opens directly via tg://resolve?domain=al_xakiim.

AL XAKIIM CHANNEL channel details

Username@al_xakiim
Last checked7h ago · 2026-10-31 10:38 UTC
Indexed since2026-10-31
Short link/c/al_xakiim

Timeline

When the entry was indexed, and when it was last checked against Telegram.

First indexed

when the record entered our index

indexed_at7h ago
Verification history

Checked against Telegram, then refreshed automatically

last_checked7h ago
check_policyautomatic
Recent activity

index freshness & last update path

sourcet.me/al_xakiim
subscribers17,686
Profile fields

what we keep in the index

typeTelegram Channel
descriptionpresent

Auto Assessment

Objective counters derived from check history. No ratings, no composite scores.

Reliability
Verified

Last checked against Telegram on 2026-10-31 10:38 UTC.

Profile
Channel

Telegram Channel account indexed by TeleSeeker's crawler.

Reach
17,686

Subscribers to the channel.

Indexed since
7h ago

Time the record first appeared in our index.

Activity
Occasional

last post 6 days ago · ~0.5 posts/day · avg views 1.1K · peak reactions 24 · stars 0

2,860 photos · 114 videos · 503 links

Growth

Subscriber growth over the last 30 days, measured on our own checks.

Growth over the last 30 days
Last 7 days —
Last 30 days —
30-day range 17,686 – 17,686 low 2026-10-31 · high 2026-10-31

Latest posts

The most recent posts, as the public preview page of the channel shows them.

2026-10-25 02:42 UTC

مَعَ اللَّهِ لَا خَوْفَ. Ilaahay la jirkiisa cabsi ma jirto.

🖼 Photo
2026-10-21 15:19 UTC

Qur’aanku ma aha wax hal mar la xifdiyo oo la dhammeeyo; waa saaxiib maalin kasta lala noolaado💐🩶

🖼 Photo
2026-10-18 17:50 UTC

Heli maysid gabadh nin faqiir ahi qabay oo u dhimatay gaajo iyo harraad, balse waxa jirta gabadh u dhimatay handadaad iyo bah-dilaad ay kala kulantay Nin aan ixtiraamayn dareenkeedana aan qadarinayn.

🖼 Photo
2026-10-18 17:33 UTC

Iska ilaali inaad la xiriirto ama ka saaxiibtid kuwa raadinaya khaladaadkaga, waayo ma jiro qof la socda oo ka badbaaday.

🖼 Photo
2026-10-13 03:35 UTC

Ku dadaal waxyaabo aysan dadka kaa qaadan karin sida: 🌱Xeriirka rabbi kaala dhexeeya 🌾Caafimaadkaaga nafsadeed 🌿Miisaankaaga iyo caafimaadka jirkaaga 🌸Shahaadadaada 🍀Shaqadaada 🌼Kalsoonida naftaada 🌹Madax banaanidaada 🌾Qaab fikirkaaga 🌱Shaqsiyadaada 🌻Caqligaaga iyo aqoontaada Waayo qofka naftiisa ku mashquulsan lama gaaro mar walba ❤️

🖼 Photo
2026-10-12 13:33 UTC

Qofna noloshaada haku baryin, qiro dareenkaaga, dulmiga ha oggolaan, daacad ahoow, damiirka haka tagin, dadnimada aqoonso, ha dulleysan kuwa ku door biday, dibnahaaga xiro, u adkeyso daqarada, danahaagana aqoonso.

2026-10-12 04:47 UTC

Wanaag oo dhan waxa lagu gaadhaa jidka Alle. Iblidhiqsiga aad baahidaada u bandhigato Alle, waa ka aad gacanta ku dhigeyso baahidaada. Wanaag oo dhan waxa lagu gaadhaa jidka Alle. Baahi kastana waxa lagaga baxaa baryadiisa. Shayna ma dhaco la’aantii. Waayo xeelad iyo xoog ma jiraan la’aantii. Unug ma dhaqaaqi karo, atom ma jiri karo, dhibic biyo ah ma uumi bixi karto, caleenna kama soo dhici karto geed ogolaansho la’aan. Dunida oo dhami ma awooddo in ay ku gaadhsiiso xumaan aanu kula doonin, s…

🖼 Photo
2026-10-11 14:52 UTC

Markaa tahay 20 jirad rabbigeeda ku xeran, caaqilad eh, asluub wanaagsan, asxaabteeda koobantahay, ka fog maalaayacniga, afkeeda iyo adinkeeda laga amaan helo, hamigeeda ugu weynna uu yahay nafteeda iyo ehelkeeda iyo caafimaadkeeda iyo mustaqbalkeeda aduun iyo kan aakhiro yassalaam 🥰❤️

🖼 Photo
2026-10-01 04:02 UTC

Majiro saaxib ka wacan midka aad isla barataan quraanka oo aad hal fadhi kuwada akhrisaan.❤️‍🩹💐🫶 maledahay saxib nucas ah⁉️

🖼 Photo
2026-09-29 11:57 UTC

Tawakkul waa inaad Allah ku kalsoonaato xitaa marka xaaladdu kuu muuqato mid aan suurtagal ahayn. 🤍 Si kasta oo ay u dheeraato, haddii Allah doono inay dhacdo, way dhici doontaa. Uma baahnid inaad ogaato sida ama goorta ay dhici doonto. Haddii aysan dhicin, Allah wuxuu ku siin doonaa wax ka khayr badan wixii aad ka baryaysay. Sidaas darteed, Allah isku hallee oo ku tiirsanow. Si kooban: Dadaal samee, duco samee, kadibna natiijada Allah u daa. Allah ayaa og waxa adiga kuu khayr badan. Xigaho:Sa…

🖼 Photo
2026-09-26 21:46 UTC

Inta aad ku mashquuli lahayd dadka kale, marka hore noloshada ku mashquul 📖 oo Akhri si aad u noqotid qof ka hormara dadka kale, oo uusan diiradda u saarnayn waxa ay dadka kale yihiin ama ka sheegayaan, maadaama aad tahay qof naftiisa ku mashquulo 🌟

🖼 Photo
2026-09-23 04:53 UTC

بِسْمِ اللَّـهِ الرَّحْمَـٰنِ الرَّحِيمِ Waligaa ma maqashay gaalaa sujuuday illahy dartii ayagoon is ogeen? Kusoo dhawada barnaamijkeni ahaa lanolow quranka iyo xalqadisa 3aad Ma maqashay suurad kamid ah suuradaha quraanka uu nabiga scw aqriyay kuna aqriyay codkisa mcn Tani waa qisada suuratu wanajmi Dadku waxay isku qilafan suradu ayadoo kamil bey soo dagtay mise ayadoo mutafariq be sodagtay Lkn culimadu wexe shegan ayado kamil bey so dagtay suradaan markee soo dagesay nabiga waxa lajogay…

2026-09-22 05:28 UTC

Joogtaynta yar ee maalin kasta waxay ka xoog badan tahay dedaalka badan ee hal maalin la sameeyo.💚 ....... @sabarka143 🫶🍀

🖼 Photo
2026-09-22 04:58 UTC

Bismilahi raxmani raxiim Kuso dhawada barnamijkeni lanolow quranku iyo xalqdisa 2aad Suuratu calaq ama suuratu iqra saa u taqanan ayadedkedu waa 19 ayadod tiriskeedu wexey dhacada surada 96aad xuruufteda waa 284 xaraf degaankeedu waa makki suradu 2 lo qebenaya 5 ayadod ee ugu horeeso waa awal ayaat min Qur'aan ee so daga waa 5ta ayaad ee uhoresay quraan soodaga suradu waa surada 35nad ee dhamestiran ee nabiga lagu kamilay ayadaha dambe wexe kawaramayan nabiga intu mako joogay dagalkii adkaa ni…

2026-09-20 14:20 UTC

Maalin ayaan naftayda u sacbin doonaa anigoo leh cidna ma arkin halgan kaaga lkn adiga ayaa og waxaad soo martay.💚✅️

🖼 Photo
2026-09-19 09:04 UTC

🌱 10 Shay Haddii Aad Samayso, noloshaadu way isbadalaysa : Maalin kasta wax cusub baro. 📚 Waqtigaaga qorshee. ⏰ Jooji dib-u-dhigashada. 🚫 La saaxiib dadka ku dhiirrigeliya. 🤝 Caafimaadkaaga iyo jirkaaga daryeel. 🏃‍♀️ Khaladaadkaaga wax ka baro, ha ka baqin. 🌱 Maalin kasta hal tallaabo u qaad hadafkaaga. 🎯 Isbarbardhigga dadka kale iska yaree. ❤️ Naftaada ku kalsoonow oo dadaal. 💪 Alle talo saar, adiguna sababta qaado. 🤲 Xusuusnow: Noloshu hal mar ma beddelanto; tallaabooyin yaryar oo …

🖼 Photo
2026-09-18 07:45 UTC

من سنن يوم الجمعة ١:- التسوك ٢:- الإغتسال ٣:- التطيب ٤:- لبس الجميل ٥:- التبكير ٦:- الصلاة على النبي صلى الله عليه وسلم ٧:- قراءة سورة الكهف Sunooyinka Maalinta Jimcaha Lagaa Rabo 1:- inaad cadeysato 2:- inaad qubeysato 3:- inaad is udgiso (carfiso) 4:- inaad dhar qurxoon xerato 5:- inaad masajidka xilli hore tagto 6:- inaad ku saliso Nabiga SCW 7:- inaad surat Al-kahfi akhriso AL XAKIIM CHANNEL

🖼 Photo
2026-09-18 07:45 UTC

Jimca Mubaarak: Allahayow maalintan jimcaha ah ha naga diidin rabitaan quluubteena ka farxiya, towbada naga saarta welwelka, liibaan jidadkeena noo iftiimisa, farxad murugada naga saarta.🤲❤️ اللّٰهُم في يوم الجُمُعَة لا تحرمنا من أمنيةٍ تُفرِح قُلوبنا، وتوبة تَجلى هُمومُنا، وتَوفيقاً يُنِير دُروبنا، وسَعادة تُذهِب حُزننَا🤲❤️

🖼 Photo

Related Telegram Channels

Top-3 by description similarity (TF-IDF).

Frequently asked questions

What is AL XAKIIM CHANNEL on Telegram?

AL XAKIIM CHANNEL is a public Telegram Channel with 17686 subscribers. It is indexed by TeleSeeker under the short link /c/al_xakiim.

How do I subscribe to AL XAKIIM CHANNEL?

Open t.me/al_xakiim in Telegram and press Subscribe.

Is AL XAKIIM CHANNEL currently active?

It was active at the last check against Telegram (7h ago).

How accurate is the 17686 count?

The 17686 count was reported by Telegram at the last check (7h ago).

How do I report AL XAKIIM CHANNEL as inactive?

Use the form on /submit or open a GitHub issue.

See the full directory: Browse all Telegram Channels on Telegram. Missing a channel? Submit a link.