๐๐งก Etminnan | ุฅุทู ุฆูุงู
Telegram Channel
teleseeker.com/c/etminnan7 ยท tg://resolve?domain=etminnan7
What is ๐๐งก Etminnan | ุฅุทู ุฆูุงู on Telegram?
Inta aan sharta iyo xumaha ku tartami laheyn aanu kheyrka iyo wanaaga ku tartano. Waa Madal dhalin yaro ah oo dhex marta saaxadda cilmiga, suugaanta iyo dhaqanka, iyadoo adeegsanaysa diinta Islaamka. ๏ทบ Owner:@Mikaiil_1
Community reviews
Nobody has liked this entry yet.
No reviews yet. If you have been in this entry, yours would be the first.
How to subscribe to ๐๐งก Etminnan | ุฅุทู ุฆูุงู on Telegram
Open t.me/etminnan7
in Telegram and press Subscribe.
On mobile, the app opens directly via tg://resolve?domain=etminnan7.
๐๐งก Etminnan | ุฅุทู ุฆูุงู channel details
Timeline
When the entry was indexed, and when it was last checked against Telegram.
when the record entered our index
Checked against Telegram, then refreshed automatically
index freshness & last update path
what we keep in the index
Auto Assessment
Objective counters derived from check history. No ratings, no composite scores.
Last checked against Telegram on 2026-10-31 10:55 UTC.
Telegram Channel account indexed by TeleSeeker's crawler.
Subscribers to the channel.
Time the record first appeared in our index.
last post today ยท ~0.4 posts/day ยท avg views 931 ยท peak reactions 23 ยท stars 0
46 photos ยท 4 links
Growth
Subscriber growth over the last 30 days, measured on our own checks.
Latest posts
The most recent posts, as the public preview page of the channel shows them.
"Dadku waxay leeyihiin hadalkooda, adiguna waxaad leedahay jidkaaga. Maxaan Ula Jeeda Talow? Nolosha waxaa jira dad aan ku farxin horumarkaaga, aan jeclayn guushaada, mararka qaarna ku dhibsada marka ay arkaan inaad meel wanaagsan gaadhayso yacni horey usocoto. Laakiin waxa muhiima ah inaad fahanto in noloshaadu aanay ku xirnayn ra'yiga dadka oo dhan. Ha ka dhigin farxaddaada mid ku xiran ammaanta dadka, hana u oggolaan hadalladooda inay kaa leexiyaan jidka aad hiigsanayso. Qof walba kuma fahmiโฆ
ุงููููููู ูู ุตูููู ููุณููููู ู ุนูููู ููุจููููููุง ู ูุญูู ููุฏู ๏ทบ Ha moogaan fursadaha kheyrka ah ee Habeenka iyo maalinta Jimcaha . Qalbigaaga ku mashquuli xuska Alle SWT, carrabkaagana ku qoy saliga Nabiga ๏ทบ. Alle ha inaga yeelo kuwa ka faaโiidaysta fadliga maalinta iyo habenka Jimcaha, ducadoodana la aqbalo. Alhuma Aamiin. ๐คฒI
ุงููููููู ูู ุฅูููููู ุฃุณููุฃูููููู ุงูุนูููููู ููุงูุนูุงููููุฉู ูู ุงูุฏููููููุง ููุงูุขุฎููุฑูุฉ ุ ุงููููููู ูู ุฅูููููู ุฃุณููุฃูููููู ุงูุนูููููู ููุงูุนูุงููููุฉู ูู ุฏููู ููุฏูููููุงูู ููุฃููููู ููู ุงููู ุ ุงููููููู ูู ุงุณูุชููุฑู ุนูููุฑุงุชู ููุขู ูููู ุฑูููุนุงุชูู ุ ุงููููููู ูู ุงุญูููุธูููู ู ูู ุจููููู ููุฏูููู ููู ูู ุฎูููููู ููุนูู ููู ูููู ููุนูู ุดูู ูุงูู ุ ููู ูู ููููููู ุ ููุฃูุนููุฐู ุจูุนูุธูู ููุชููู ุฃูู ุฃูุบููุชุงูู ู ูู ุชูุญูุชูู Allow waxaan ku weydiisanayaa cafis, iyo caafimaadqab, aakhiro iyo aduunba, allow waxaan ku weydiisanayaa cafis iyo caafiโฆ
๐ผ Photoโค๏ธ
๐ผ PhotoFaaโiidooyinka Saliga Nabiga ๏ทบ Halkii mar ee aad ku sallido Nabigeenna Muxammad ๏ทบ, waxaad Alle agtiisa ka helaysaa 10 naxariis, 10 dambi ayaa lagaa tirtirayaa, 10 darajona Alle ayaa kugu dallacsiinaya. Saliga Nabiga ๏ทบ oo aad badiso wuxuu sabab u yahay in ducadaadu noqoto mid la aqbalo (mustajaabo). Faaโiidada kale ee aad ka helayso saliga Nabiga ๏ทบ oo aad badiso waa in Nabigu ๏ทบ kuu shafeeco qaado Maalinta Qiyaame. Faaโiidada kale ee aad ka helayso saliga Nabiga ๏ทบ oo aad badiso waa in dembiyadaadaโฆ
๐ผ Photoุงูููู ุตูู ูุณูู ูุจุงุฑู ุนูู ุญุจูุจ ูุฑุณูู ุงููู ุณูุฏูุง ู ุญู ุฏ
Waxa aan jeclaan lahaa inaad mar walba xusuusato.| Alle raalli geli ka hor intaadan dadka raalli gelin. Naftaada dhis ka hor intaadan isku dayin inaad dadka kale la tartanto. Wax yar oo joogto ah samee halkii aad wax badan bilaabi lahayd oo aad joojin lahayd. Ha u hurin aakhiradaada raaxo ku meel gaar ah. Ha sugin inaad wax walba hesho si aad ugu mahadnaqdo,se halkii aad waayi lahayd waxa aad haysato. Markaad khalad gasho,iso qir naf ahaantada ka toobad keen, wax ka baro, dabadeedna horay u socโฆ
๐ผ Photoุงููููููู ูู ุตูููู ููุณููููู ู ููุจูุงุฑููู ุนูู ููุจููููููุง ู ูุญู ููุฏ. ๐ค
ุจูุณูู ู ุงูููู ุงูุฑููุญูู ูฐูู ุงูุฑููุญููู ูุ ุงูุณููููุงู ู ุนูููููููู ู ููุฑูุญูู ูุฉู ุงูููู ููุจูุฑูููุงุชููู Inaad Fiicantihiin Ayaan Rajeynayaa Dhamaantiin Barqo Wanagsan ama Goor kasta Oo Ay kuu tahayba Wanagsan ,Muddo Masoo Gudbin Qoraalada Aad Iiga Barateen Se Waxaan Rajeynayaa Iso Soo laabad wanaagsan aan Soolaabto . Noloshaada Adiguย Bilow! Maxaan Ula Jeeda Ciwaankan Dabcan? Ha sugin in qof kale kuu yimaado oo uu noloshaada beddelo, gaar ahaan marka aad ku jirto xaalad adag hana noqoto dhinac kasta oo xaโฆ
Youwmul Juamahโค๏ธ Ku celceli saliga Nabiga ๏ทบ Aqri Suuratu Kahf Ku dadaal istiqfaarta ,Sadaqada ,Xiririnta Riximka iyo ducada Aynu Iso sooduceyno . Allah ina waafajiyo saacatu ijaabah.๐คฒ
๐ผ PhotoIbn al-Jawzi Kitaabkiisa " ุฐู ุงูููู " wuxuu leeyahay : โช๏ธCayrinta shahawaadka iyo waxa ay naftu jeceshahay waa sidii qof ooman oo cabaayo biyaha badda , siwalba oo aad uga dharagto oonka kaama haraayo ,raaxo laguma gaaro shawahaad iyo raaxo kale , macaanka shahwada waa sidii dayn lagugu leeyahay markaad ka dhamaato waxaa kugu furmaayo albaabo xanuun iyo mixnad nafeed ah . โช๏ธQoraagga buugga " Dopamine Nation " Anna Lembke ( Jaamacada Stanford ) waxay maskaxda ku tilmaantay sidii miisaan oo kale โฆ
๐ผ Photo
Akhlaaqda wanaagsan kuma koobna oo kaliya waxa aynu ku hadalno ama inta aynu ognahay waxay ku saabsan tahay sida aynu dadka ula dhaqanno marka aanu qofna ina la joogin Islaamku wuxuu ina barayaa inaanan danaynayn oo kaliya cibaadadeenna, balse aan sidoo kale daryeelno sida aynu dadka kale ula dhaqanno. In la samro marka la caraysan yahay, naxariis la muujiyo marka ay suurtagal tahay in aan kakanaan la sameyn , in la is-hoosaysiiyo marka la ammaanayo, iyo in daacad la ahaado marka aanu qofna ina โฆ
๐ผ Photoุงููููููู ูู ุตูููู ููุณููููู ู ููุจูุงุฑููู ุนูู ููุจููููููุง ู ูุญู ููุฏ. ๐ค
Welwelka Casriga Ah (Modern Anxiety) Maxay dadka maanta uga welwel badan yihiin dadkii hore? Waxaa la yaab leh in qofka maanta haysta nolol ka fudud tii dadkii hore uu haddana mararka qaar dareemo welwel badan. Teknoolojiyaddu waxay nolosha ka dhigtay mid sahlan, balse waxay sidoo kale maskaxdeena gelisay buuq aan joogsi lahayn iyo mashaqooyin ruuxi ah. Baraha bulshada ayaa ka mid ah sababaha ugu waaweyn. Qofku wuxuu maalin kasta arkaa guusha, hantida iyo nolosha dadka kale, taas oo mararka qโฆ
ุงููููููู ูู ุตูููู ุนูููููฐ ู ูุญูู ููุฏู ููุนูููููฐ ุขูู ู ูุญูู ููุฏูุ ููู ูุง ุตููููููุชู ุนูููููฐ ุฅูุจูุฑูุงูููู ู ููุนูููููฐ ุขูู ุฅูุจูุฑูุงูููู ูุ ุฅูููููู ุญูู ููุฏู ู ูุฌููุฏู. ุงููููููู ูู ุจูุงุฑููู ุนูููููฐ ู ูุญูู ููุฏู ููุนูููููฐ ุขูู ู ูุญูู ููุฏูุ ููู ูุง ุจูุงุฑูููุชู ุนูููููฐ ุฅูุจูุฑูุงูููู ู ููุนูููููฐ ุขูู ุฅูุจูุฑูุงูููู ูุ ุฅูููููู ุญูู ููุฏู ู ูุฌููุฏู.
๐ผ Photoุงููููููู ูู ุฅููููู ุฃูุณูุฃููููู ุญูุจููููุ ููุญูุจูู ู ููู ููุญูุจููููุ ููุงููุนูู ููู ุงูููุฐูู ููุจููููุบูููู ุญูุจูููู. ุงููููููู ูู ุงุฌูุนููู ุญูุจูููู ุฃูุนูุธูู ู ู ูุง ููู ููููุจููุ ููุงุฌูุนููู ุฑูุถูุงูู ุฃูุบูููู ุฃูู ูููููุงุชููุ ููุทูุงุนูุชููู ุฃูุฌูู ููู ุทูุฑูููู ุฃูุณููููููู. ุงููููููู ูู ุงุฑูุฒูููููู ููููุจูุง ููุญูุจููููุ ููููุณูุงููุง ููุฐูููุฑูููุ ููููููุณูุง ุชูุฑูุถูู ุจูููุ ููุนูู ูููุง ููููุฑููุจูููู ุฅููููููู. ุงููููููู ูู ุซูุจููุชูููู ุนูููู ุฏููููููุ ููุฃูุตูููุญู ููููุจููุ ููุงุบูููุฑู ุฐูููุจููุ ููุจูุงุฑููู ููู ุนูู ูุฑูู ููุนูู ููููุ ููุงุฌูุนููู ุฎูุงุชูู ูุชูู ุนูููู ู ูุง ุชโฆ
Loollankii quwadaha gobolka ayaa weli sii socday. Wadamada kala ah Iiran, Israail, Sacuudiga, Turkiga, Mareykanka, Ruushka iyo shiinaha. Wadamadan waa wadamo ku loolamaya technologyda ,dhaqalaha iyo Hubka. Hase ahaate waxaanu ka hormarindoona qodobkaan. Yemen: Dagaalkii sokeeye kadib Buburkii dowladii yemen ? Yemen waxay gashay dagaal sokeeye oo aad u weyn kaddib qalalaasihii siyaasadeed ee dalka, gaar ahaan markii Xuutiyiintu ay sanadkii 2014 la wareegeen qaybo muhiim ah oo dalka ka mid ah,โฆ
Related Telegram Channels
Top-3 by description similarity (TF-IDF).
Frequently asked questions
What is ๐๐งก Etminnan | ุฅุทู
ุฆูุงู on Telegram?
๐๐งก Etminnan | ุฅุทู ุฆูุงู is a public Telegram Channel with 14798 subscribers. It is indexed by TeleSeeker under the short link /c/etminnan7.
How do I subscribe to ๐๐งก Etminnan | ุฅุทู
ุฆูุงู?
Open t.me/etminnan7 in Telegram and press Subscribe.
Is ๐๐งก Etminnan | ุฅุทู
ุฆูุงู currently active?
It was active at the last check against Telegram (10h ago).
How accurate is the 14798 count?
The 14798 count was reported by Telegram at the last check (10h ago).
How do I report ๐๐งก Etminnan | ุฅุทู
ุฆูุงู as inactive?
Use the form on /submit or open a GitHub issue.
See the full directory: Browse all Telegram Channels on Telegram. Missing a channel? Submit a link.