Sharif Sheikh Ahmed✔
Telegram Channel
teleseeker.com/c/sharifshahmed · tg://resolve?domain=sharifshahmed
What is Sharif Sheikh Ahmed on Telegram?
Telegram-ka rasmiga ah ee Madaxweynihii 7aad ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed. The Oficial Telegram of 7th President of the Federal Republic of Somalia H.E Sharif Sheikh Ahmed.
Community reviews
Nobody has liked this entry yet.
No reviews yet. If you have been in this entry, yours would be the first.
How to subscribe to Sharif Sheikh Ahmed on Telegram
Open t.me/sharifshahmed
in Telegram and press Subscribe.
On mobile, the app opens directly via tg://resolve?domain=sharifshahmed.
Sharif Sheikh Ahmed channel details
Timeline
When the entry was indexed, and when it was last checked against Telegram.
when the record entered our index
Checked against Telegram, then refreshed automatically
index freshness & last update path
what we keep in the index
Auto Assessment
Objective counters derived from check history. No ratings, no composite scores.
Last checked against Telegram on 2026-10-31 13:21 UTC.
Telegram Channel account indexed by TeleSeeker's crawler.
Subscribers to the channel.
Time the record first appeared in our index.
last post 3 months ago · ~0.1 posts/day · avg views 11.9K · peak reactions 233 · stars 0
100 photos · 7 videos · 25 links
Growth
Subscriber growth over the last 30 days, measured on our own checks.
Latest posts
The most recent posts, as the public preview page of the channel shows them.
▶ Video · 1:40
Waxaan guud ahaan ummadda Soomaaliyeed, gaar ahaan qoyskiisa & qaraabada uga tacsiyeynayaa geerida naxdinta leh ee ku timid Cali Cabdille Fiixiye (Cali Shucaac). Alle ha u naxariistee Marxuumku, wuxuu taariikh mug leh ku dhex-lahaa bulshada Soomaaliyeed isagoo inta badan wakhtigiisa ku bixiyay halgan ku dhisan waddaniyad iyo dal jacayl. Waxaan mar kale dareenka geeridiisa murugada leh la wadaagayaa ummadda Soomaaliyeed gaar ahaan carruurtiisa, qoyskiisa iyo ehelka, waxaana Allah u waydiineynaa…
🖼 PhotoWaxaan guud ahaan ummadda islaamka gaar ahaan shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeynayaa curashada sannadka cusub ee Hijriga ee 1448. Waxaan u rajeynayaa shacabkeenna Soomaaliyeed iyo ummadda islaamka barwaaqo & nabad.
🖼 PhotoWaxaan aaminsanahay in warbaahinta xorta ah ay dowlad-dhiska Soomaaliya kaalin muhiim ah ku leedahay.
▶ Video · 0:46Waxaan tacsi tiiraanyo leh u dirayaa guud ahaan ummadda Soomaaliyeed, qoyka, eheladda iyo dhammaan bahda caafimaadka geerida naxdinta leh ee ku timid Alle ha u naxariistee Dr. Cumar Aadan Cadde. Marxuumka wuxuu ka mid ahaa hormuudka bahda caafimaadka ee dalka, wuxuuna kaalin mug leh ka soo qaatay horrumarinta adeegyadda caafimaadka bulshada. Waxaan Alle uga baryeynaa Jannatul Firdowsa, qoyska, qaraabadda & guud ahaan bulshada Soomaaliyeedna Rabbi samir iyo imaan haka siiyo.
🖼 Photohttps://vt.tiktok.com/ZSP3QqKSK
Waxaan halkaan hambalyo uga dirayaa ciidanka Booliska Soomaaliyeed qaybihiisa kala duwan munaasabadda sanadguuradooda 82ᵃᵃᵈ ee ka soo wareegtay markii la aasaasay oo ku beegan 20-kii Diseembar, sanadkii 1943-dii. Booliska Soomaaliyeed waa aasaaskii iyo hooyada guud ahaan qaybaha kala duwan ee ciidanka qalabka sida, oo iyagu mar walba u taagan illaalinta gobbanimada, midnimada iyo jirritaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. Munaasabadda sanad-guurada 82ᵃᵃᵈ ee ciidanka Booliska Soomaaliyeed…
🖼 Photohttps://vm.tiktok.com/ZMAwpDJSW
Waxaan hambalyo iyo boggaadin ku aadan munaasabadda 21-ka November ee maalinta Macalinka Soomaaliyeed u dirayaa dhammaan Macalimiinta soomaaliyeed. Barayaasha Soomaaliyeed waxay dadka iyo dalka ku leeyihiin abaal-weyn iyagoo ku soo shaqeeyey daruufo adag, walina ay ku sii shaqeynayaan. Ugu dambayn, waxaan ku boorrinayaa dhammaan barayaasha Soomaaliyeed inay sii wadaan dadaalkooda, si bulshada loo gaarsiiyo mar walba tacliinta ay u baahanyihiin islamarkaana looga hortago jahliga. Macallin waad…
🖼 PhotoWaxaan halkaan uga hambalyeynayaa garsoore Cumar Cabdulqaadir Cartan oo ku guulaystay Garsooraha sanadka 2025 ee qaaradda Afrika qaasatan garsooraha ugu fiican ciyaaraha kubadda cagta ee ragga. Garsoore Cumar Cabdulqaadir Cartan wuxuu guushaan ku muteystay adkeysi, karti iyo xirfad waxayna taasi sharaf u tahay guud ahaan ummadda Soomaaliyeed gaar ahaan bahda ciyaaraha ee dalkeenna.
🖼 Photohttps://vm.tiktok.com/ZMA9JceE4/
Waxaan si adag u cambaaraynayaa weerarka bahalnimo iyo jirdilka loo gaystay maanta muwaadiiniinta Soomaaliyeed iyadoo la adeegsanayo shaatiga dowladda gaar ahaan falalka foosha xun ee ka dhacay Suuqa Siinay, kaas oo aan marnaba la aqbali-karin, kana fog bini'aadanimada iyo karaamada muwaadinka. Beegsiga sida gaarka ah loola eegtay waayeelka ka hadlay xuquuqdiisa, gaar ahaan tacadiyadda ka dhashay barakicinta danyarta waa fal dambiyeed, waxaana ciidanka ammaanka uga digaynaa qaadashada amarro qa…
▶ Video · 0:38Waxaan uga digayaa madaxda sare ee dowladda Federaalka ah inaysan iska indha-tirrin dareenka bulshada ee cirka isku sii shareeraya anigoo dareenkayga si gaar ah ula wadaagaya shacabka Soomaaliyeed ee ku nool caasimadda.
🖼 PhotoWaxaan boggaadinayaa Ciidamada Qaranka iyo kuwa difaaca shacabka ee ka hortagay weerarka kooxda argagixisada Al-Shabaab ay ku soo qaaday Degmada Ceeldheer ee Gobolka Galgaduud. Geesiyaasha xoogga Dalka iyo kuwa difaaca shacabka waxay guteen waajibkooda, waxayna mudan-yihiin garab-istaag dhab ah iyo in mar walba laga war hayo daryeelkooda, maadama ay naftooda u hurayaan difaaca dalka iyo dadka. Waxaan u tacsiyeynayaa geesiyaasha ku shahiiday weerarka saakay, anigoo sidoo kale kuwa dhaawacmay u …
🖼 Photohttps://vm.tiktok.com/ZMArNbQFH/
https://fb.watch/BN1jo3jkbg/?
https://www.facebook.com/share/v/14KjkGycZGB/?mibextid=wwXIfr
Waxaan xannuunka la Wadaagayaa ganacsatada Soomaaliyeed ee hantidoodii kuwaayay dabka ka kacay suuqa labaad ee ugu wayn caasimadda Muqdisho ee suuq Bacaad. Waxaan ALLE u waydiinayaa ganacsatada xoolahooda kuwaayay dabka bedel khayr leh waxaana dowladda Federaalka ah ugu baaqayaa in garab-istaag buuxa loo muujiyo ganacsatada Soomaaliyeed ee musiibadaani ay saamaysay. Waxaan sidoo kale ganacsatada kale ee dalka iyo caasimaddaba ku boorrinayaa in markaan oo kale looga baahanyahay in la isku gurma…
Waxaa bogaadin muddan naf-hurnimada ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed iyo xoogaga difaaca shacabka ee gobolka Hiiraan oo si adag ula dagaalamaya argagixisada duullaanka ah ee caadeysatay daadiinta dhiiga ummadda Soomaaliyeed.
🖼 PhotoWaxaan tacsi tiiraanyo leh u dirayaa Madaxweynihii hore ee Koonfur-galbeed, Mudane Shariif Xasan Sheekh Aadan oo wiilkiisa Maxamuud Shariif Xasan ku geeriyooday dalka Masar. Waxaan tiiraanyadda la qeybsanayaa dhammaan qoyska & qaraabadda, waxaana Alle u weydiinayaa Jannatul Firdowso, illaaheyna samir iyo imaan ha inaga wada-siiyo.
Related Telegram Channels
Top-3 by description similarity (TF-IDF).
Frequently asked questions
What is Sharif Sheikh Ahmed on Telegram?
Sharif Sheikh Ahmed is a public Telegram Channel with 11157 subscribers. It is indexed by TeleSeeker under the short link /c/sharifshahmed.
How do I subscribe to Sharif Sheikh Ahmed?
Open t.me/sharifshahmed in Telegram and press Subscribe.
Is Sharif Sheikh Ahmed currently active?
It was active at the last check against Telegram (8h ago).
How accurate is the 11157 count?
The 11157 count was reported by Telegram at the last check (8h ago).
How do I report Sharif Sheikh Ahmed as inactive?
Use the form on /submit or open a GitHub issue.
See the full directory: Browse all Telegram Channels on Telegram. Missing a channel? Submit a link.