Telefishinka Qaranka✔
Telegram Channel
teleseeker.com/c/sntvnews · tg://resolve?domain=sntvnews
What is Telefishinka Qaranka on Telegram?
Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia. Headquartered in Mogadishu.
Community reviews
Nobody has liked this entry yet.
No reviews yet. If you have been in this entry, yours would be the first.
How to subscribe to Telefishinka Qaranka on Telegram
Open t.me/sntvnews
in Telegram and press Subscribe.
On mobile, the app opens directly via tg://resolve?domain=sntvnews.
Telefishinka Qaranka channel details
Timeline
When the entry was indexed, and when it was last checked against Telegram.
when the record entered our index
Checked against Telegram, then refreshed automatically
index freshness & last update path
what we keep in the index
Auto Assessment
Objective counters derived from check history. No ratings, no composite scores.
Last checked against Telegram on 2026-10-31 01:32 UTC.
Telegram Channel account indexed by TeleSeeker's crawler.
Subscribers to the channel.
Time the record first appeared in our index.
last post 8 weeks ago · ~0.1 posts/day · avg views 58.9K · peak reactions 542 · stars 2
4,290 photos · 956 videos · 1,660 links
Growth
Subscriber growth over the last 30 days, measured on our own checks.
Latest posts
The most recent posts, as the public preview page of the channel shows them.
Sida loo fuliyay howlgalkii deegaanka Miirtaqwo ee lagu dilay Horjoogihii guud ee Khawaarijta u qaabilsanaa marin-habaabinta Idaacadda Al-Andalus iyo dhagarqabe kala tirsanaa qeybtaas, laguna burburiyay xaruntii ay Khawaarijtu ugu yeeri jireen “Guriga Amniga” iyo qalabkii ay u adeegsan jireen marin-habaabinta dadweynaha.
▶ Video · 4:16▶ Video · 2:50
Xogta iyo muuqaalka sida loo beegsaday Horjoogayaashii Khawaarijta lagu laayey Jiinka Wabiga ee gobollada Shabeelooyinka.
Ciidamada Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka ee NISA ayaa caawa xaafadda Galmudug ee degmada Garasbaaley ka fuliyey howlgal guuleystay oo lagu beegsaday labo dhagarqabe oo ka tirsanaa Khawaarijta. Ciidamada ayaa ku guuleystay inay dilaan hal dhagarqabe, iyagoo dhaawacay dhagarqabihii kale, wuxuuna howlgalkaasi u dhacay sidii loo qorsheeyey, sida ay Warbaahinta Qaranka u xaqiijiyeen saraakiisha ciidamadii fuliyey howlgalka.
🖼 PhotoMadaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada Dolmabahçe ee magaalada Istanbul waxa uu kulan kula yeeshay Madaxweynaha Jamhuuriyadda aan walaalaha nahay ee Turkiga Mudane Recep Tayyip Erdoğan.
▶ Video · 1:08Ururka 203-aad, Guutada 20-aad ee Kumaandooska Gorgor ee Ciidanka Xoogga Dalka ayaa gacanta ku dhigay horjooge ka tirsan Khawaarijta oo lagu magacaabo Salaad Macalin Cusmaan Cabdiyow (Salaad Dheere), kaas oo lagu qabtay Tuulada Soo-Maray oo 5KM dhinaca galbeed kaga beegan deegaanka Mubaarag ee Gobolka Shabeellada Hoose. Horjoogahan ayaa Khawaarijta u qaabilsanaa abaabulka iyo hagidda maleeshiyaadka tuulooyinka Buula Cabdulle, Mudulow, Buula-doonka, Ugunji Busley iyo Soo-Maray, oo dhammaantood h…
🖼 PhotoWaxaa lagu eedeeyay Isku day dil, Basaasnimo & Daaweynta Xubnaha Argagaxisada.
▶ Video · 42:41Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta si rasmi ah xarigga uga jaray, Waddada laamiga ah ee isku xirta Isgoysyada Dabka iyo Bakaaraha ee magaalada Muqdisho, taasi oo uu hirgaliyay maamulka Gobolka Benaadir.
▶ Video · 10:32Dooda Maxkamadda & Garmaqalka Askari Ku Eedeysan Dilka Muwaadin.
▶ Video · 1:13:21Waxaa lagu soo eedeeyay Israsaasayn ay ka dhalatay Dhimashol & Dhaawac #CCTVCamera Maxkamadda Ciidamada
▶ Video · 55:32Askari Ku Eedeysan Dilka Saaxiibkiis Ciidanka Kala Tirsanaa - Abdirahman Gacan #CCTVCAMERA
▶ Video · 33:20Daawo howlgalkii lagu dilay Horjooge Kamaaludiin oo soo abaabulay weerarkii Godka-jilicow iyo qaraxyo ka dhacay Muqdisho.
▶ Video · 2:28Related Telegram Channels
Top-3 by description similarity (TF-IDF).
Frequently asked questions
What is Telefishinka Qaranka on Telegram?
Telefishinka Qaranka is a public Telegram Channel with 96251 subscribers. It is indexed by TeleSeeker under the short link /c/sntvnews.
How do I subscribe to Telefishinka Qaranka?
Open t.me/sntvnews in Telegram and press Subscribe.
Is Telefishinka Qaranka currently active?
It was active at the last check against Telegram (10h ago).
How accurate is the 96251 count?
The 96251 count was reported by Telegram at the last check (10h ago).
How do I report Telefishinka Qaranka as inactive?
Use the form on /submit or open a GitHub issue.
See the full directory: Browse all Telegram Channels on Telegram. Missing a channel? Submit a link.