Telegram Channel Verified by TeleSeeker · last checked 9h ago

Xikmado️ 💎

Telegram Channel

@xikmadosom
38,409 subscribers
Language English
Open in Telegram

What is Xikmado️ 💎 on Telegram?

Kala soco Xikmad iyo Qormooyin Markasta Io Meelkasta.

Community reviews

Nobody has liked this entry yet.

No reviews yet. If you have been in this entry, yours would be the first.

How to subscribe to Xikmado️ 💎 on Telegram

Open t.me/xikmadosom in Telegram and press Subscribe. On mobile, the app opens directly via tg://resolve?domain=xikmadosom.

Xikmado️ 💎 channel details

Username@xikmadosom
Last checked9h ago · 2026-10-31 10:37 UTC
Indexed since2026-10-31
Short link/c/xikmadosom

Timeline

When the entry was indexed, and when it was last checked against Telegram.

First indexed

when the record entered our index

indexed_at9h ago
Verification history

Checked against Telegram, then refreshed automatically

last_checked9h ago
check_policyautomatic
Recent activity

index freshness & last update path

sourcet.me/xikmadosom
subscribers38,409
Profile fields

what we keep in the index

typeTelegram Channel
descriptionpresent

Auto Assessment

Objective counters derived from check history. No ratings, no composite scores.

Reliability
Verified

Last checked against Telegram on 2026-10-31 10:37 UTC.

Profile
Channel

Telegram Channel account indexed by TeleSeeker's crawler.

Reach
38,409

Subscribers to the channel.

Indexed since
9h ago

Time the record first appeared in our index.

Activity
Active

last post 3 days ago · ~1.2 posts/day · avg views 1.6K · peak reactions 24 · stars 0

1,670 photos · 20 videos · 877 links

Growth

Subscriber growth over the last 30 days, measured on our own checks.

Growth over the last 30 days
Last 7 days —
Last 30 days —
30-day range 38,409 – 38,409 low 2026-10-31 · high 2026-10-31

Latest posts

The most recent posts, as the public preview page of the channel shows them.

2026-10-28 08:44 UTC

Weli Dunida Maad Baran Haddaad ! Weli dunida maad baran, haddii aanad qof jeclaan adigoo ka baqaya in duruufahaagu kaa fogeeyaan. Waxaad doonaysaa inaad u noqoto hoy, nabad iyo garab, inaad la dhisto mustaqbal, balse habeenkii waxaad isweydiisaa sida aad u guursan doonto, guri u dhisi doonto, una daryeeli doonto qofka qalbigaaga ku jira adigoo aan maanta haysan wax badan. Weli dunida maad baran, haddii aanad telefoonkaaga eeg-eegin adigoo sugaya fariin qof kuu ballanqaaday inuu ku caawin doono.…

2026-10-26 17:51 UTC

Ha Dayicin Dhalinyaranimadaada. waxaa jira waxyaabo badan oo aan maanta u aragno kuwo iska caadi ah, balse sannado ka dib aan jeclaan lahayn inaan si ka duwan u samayn lahayn. Waxaa laga yaabaa inaad waqti badan ku bixiso wax aan kuu kordhinayn aqoon, inaad dib u dhigto wax aad muddo rabtay inaad barato, ama aad iska dhaafto fursad sababtoo ah waxaad moodayso in maalin kale ay kuu bannaan tahay. Laakiin noloshu mar walba kuma sugayso ilaa aad diyaar dareento. Dhalinyaranimadu waa xilli aad wax…

2026-10-25 13:07 UTC

Somalida indho adeeg waa dhamaysey Wax comment ah hasoo qorin

2026-10-23 15:38 UTC

Dhawaan cidi ma ku waraysatay? Ma jirtaa cid ku tidhi, “Ii warran, sidee tahay?” oo aad si dhab ah ugu sheegtay waxa kugu jira? Mise weli marka lagu weydiiyo sida aad tahay waxaad ku jawaabtaa “waan fiicanahay,” adigoo og in aanay sidaas ahayn? Soo qaado koobkaaga bunka ah, meel deggan fadhiiso, waan ku dhagaysanayaaye, ii warran. Uma baahnid inaad wax walba hagaajiso ka hor intaadan hadlin, mana aha inaad iska dhigto qof xooggan marka aad daallan tahay. Waan ogahay in dunidu aanay mar walba u…

2026-10-21 16:24 UTC

Weli saq dhexe ma ooyday, adigoo og in qofka aad ugu jeclayd dunida uu yahay isla qofka ilmada kaa keenay? Ma soo martay habeen aad telefoonkaaga eegayso, adigoo rajaynaya fariin yar oo qalbigaaga dejisa, balse saacaduhu is daba marayaan, aamusnaantuna ay sii kordhinayso xanuunkaaga? Weligaa ma isku dayday inaad seexato, laakiin markaad indhaha isku qabato ay xusuustiisu kuu furto albaab kasta oo aad isku dayday inaad xirto? Waxaad is tidhaahdaa, “Waan iska illoobayaa,” balse qalbigaagu wuxuu k…

2026-10-21 06:43 UTC

Maalin uun waxaa laga yaabaa in magacaygu maskaxdaada ku soo dhaco, adigoo is weydiinaya sida uu yahay qofkii mar walba kuu rajeyn jiray wanaag. Anigu dib kuuma sugayo, mana doonayo inaan ku ciqaabo. Waxa keliya ee aan rajaynayo waa inaad maalin uun fahamto in qalbi daacad ah uusan sahal ku imaan. Qofkii aad maanta iska fududeysatay, berri wuxuu noqon karaa qof aadan mar dambe heli karin. Markaas ayaad ogaan doontaa in dadka qaar la waayo hal mar oo keliya Way igu adkayd inaan qaato go'aanka u…

2026-10-20 16:04 UTC

DAD AAMUSAN OO GUDAHA KA BURBURAYA . Waxaa jira dad maalin kasta in yar oo naftooda ka mid ahi ka dhimanayso, iyaga oo weli nool, neefsanaya, dhoolla-caddaynaya, haddana si aamusnaan ah gudaha uga sii madhnaanaya. Qaar sawirradii ayay iska daayeen, ma aha inay quruxdoodii lumiyeen, balse waxay waayeen farxaddii ay doonayeen inay xusuus ka reebaan. Qaar dharkii cusbaa xiisihii ay u qabeen ayaa ka dhammaaday. Qaar jacaylkii ayay ka quusteen, ma aha in qalbigoodu aanu wax jeclaan karin, balse wu…

2026-10-19 10:06 UTC

12 Cashar oo Nolosha ah oo aan ka baran karno Taxanaha Hanad iyo Hibo halkaan hoose ka aqriso qormada https://www.uukow.com/2026/10/19/hanad-iyo-hibo-12-cashar-oo-nolosha-ah/ ama lasoo dag Appka Uukow Media oo halkaas kaa caawinayso in ai kula falgalo oo uu kusoo koobo ama kusii faahfaahiyo halkaan kala dag si aad aqrisato dhammaan Qormooyinka iyo sheekooyinkii hore https://play.google.com/store/apps/details?id=com.uukowtech.uukowmedia

2026-10-19 08:13 UTC

Sheekadii Hanad iyo Hibo Qeybta 11aad Odayaashii Labada dhinac wey wada hadleen, oo si adag ayaa loo xaajooday, Maryan Aabaheed wuxuu yiri: Gabadheyda Ninkaas dib ugu celin maaayo, waayo waa Nin waalan oo wuuba iga dilaa gaaray. Ugu dambeyntiina waxaa lagu heshiiyay in Gabadha Xaal iyo xumayn laga siiyo Af-xumadii loo geystay, xaafadodana ay iska joogto, bal inta laga heshiinaayo. Hanad oo ay Ceebtii oo dhan ku cadaatay, oo xaaskiisa aan heynin, xoolana aan heynin oo iyada Xaal loo siiyay wux…

2026-10-18 20:43 UTC

Mogdishu hadda joogto numberka: +252 61 6326636 Hargesia hadda joogtan Numberka: +252 63 3751308

🖼 Photo
2026-10-18 14:04 UTC

Sheekadii Hanad iyo Hibo Qeybta 10aad Maalinba maalinta ka xigta waxaa sii kordhaayay jaceylka iyo Xiriirka u dhaxeeya, Maryan iyo Maxamuud oo ahaa Ninkii qurba joogta ahaa, weliba maal-maaha qaar waxey si qarsoodi ah ugu tegi jirtay Hotelka uu deggen yahay, halkaas ayaana Sheeko Macaan iyo Baashaalkii kale lagu wadaagi jiray. Maryan qalbigeeda waxaa ku abuurmay jacayl ay u qaaday Maxamuud, oo isaguna weligiisa aad u jeclaa Maryan. Maryan marwalba waxey ka fekertaa, sidii ay Hanad uga tegi la…

2026-10-17 07:03 UTC

Dhalinyaranimadu waa marxalad qurux badan oo nolosha ka mid ah, balse sidoo kale ah xilli go’aannada maanta ay dhisaan qofka aad berri noqon doonto. Waa waqtiga aad riyooyin badan leedahay, fursado badanna haysato, laakiin aad u baahan tahay inaad barato sida loo kala doorto waxa ku anfaca iyo waxa waqtiga kaa luminaya. Ha u malayn in dhalinyaranimadu tahay waqti lagu raaxeysto oo keliya. Waa waqtiga ugu habboon ee aad naftaada dhisi karto, aqoon ku kasban karto, xirfad baran karto, khaladaadkan…

2026-10-15 07:30 UTC

Sheekadii Hanad iyo Hibo Qeybta 9aad Hibo markey ka baxday Umushii waxey dhaxda u xiratay, koriimada Cunugeeda iyo iney ka dheereyso, Cunsuriyadda, ka buuxda Dadka iyo hadal xumidooda. Kharash iyo xoolo badan ma heysato, balse waxay isku dayday iney bilowdo Gacanacsi yar-yar, guriga hortiisana ku iibiso cuntooyinka fud-fudud, ee Burka laga sameeyo. Muddo ka bacdi waxay bilowday, iney ku darto, inay Xaafada dhaxdeed ku iibiso, waxyaabaha Dumarku isku qurxiyaan, sida Cadarada, iyo Kareemooyinka…

2026-10-13 15:41 UTC

Jacaylku aad ayuu u qurux bann yhy marka labada qof ee is jecel ay si dhab ah isugu dhex milmaan marka qof walba uu noqdo qofka kale qayb ka mid ah noloshiisa dareenkiisa io maalmahiisa Waa marka aadan u baahnayn inaad wax walba sharaxdo sbbto ah qofka kula jooga ayaa ku fahmaya xitaa marka aad amusan tahay Jacaylka ugu quruxda bdnn ma aha kan hadallada bdnnn lagu sheego oo keliya ee waa kan ficillada lagu dareemo. Waa marka aad hesho qof ku fahmaya marka aad xanaaqsan thy ku dejinaya marka aad…

2026-10-13 13:40 UTC

Qof walbo hargesia jooga buuga Rabbigeyga wuxu ka helaa Numberka: +252 63 3751308

🖼 Photo
2026-10-12 16:22 UTC

Facebook-aygga shaqsiga ah kasoo aqriso Qormo Xiiso Badan https://www.facebook.com/share/1C9nbNCfzb/?mibextid=wwXIfr

2026-10-12 16:02 UTC

Hadii aan lagu dhihin Maanta dhan aad sugaysay in lagu dhaho Sidee Tahay, aniga Ku dhahay Hada Sidee Tahay? Fadlan aniga ha i dhihina.

2026-10-12 15:42 UTC

Da’ada labbaataneeyada waxay ahayd rejadda keliyeen naawilayay inaan maruun gaadho markii aan ku jiray da’da tobbanneeyada se maan filayn inay seddan u culays badantay maan filayn masuuliyada intan leeg iyo in wax badan is bedelayaan maan filayn in hurdada loo waayi karro fikir timaadada darteed ah maan filayn in sannad kasta maya maalin walba o dhalata inay la socoto culays iyo waayo gaar ah. Haddii aan seddan modayo sannadada iikordhaya waan kuso raaxaysan lahaa yaraanti waanan seexan lahaa h…

2026-10-12 10:45 UTC

Sheekadii Hanad iyo Hibo Qeybta 7aad Haboon Argagax iyo Anfariir ayaa la soo deristay, iyadoo jareyneysa oo Wadnaheeda garaaciisa banaanka laga maqlaayo ayey taleefankiisii wacday, balse wuu xiran yahay, haddana waxey u wacday Wiil ay saaxiibo yihiin, Salaan ka dib wuxuu ku yiri:- Hibo Saaxiibkaaga wuu guursaday, wuuna Aqal galayaa Caawa Insha Allaah, maalin hore ayuu ii sheegay, inaad kala hagteen, wuxuuna igu yiri Gabadhaaas Hibo ah Saaxiibo ayaa nahay Aniga, balse wax jacayl ah managa dhaxey…

2026-10-11 18:14 UTC

Waxa ay tidhi: Hooyaday waxay iibisay fargalkeedi dahabka ahaa si ay aniga jaamacad iigu dirto, shuuliyadeedi dahabka ahaana waxa ay iibisay markii ay walaashay aroosatay si ay ugaga qayb qaadato hawsheeda. Siliskeedina waxa ay u iibisay si ay lacagta ka soo baxda ugu dawayso wiilka noogu yar oo aad u xanuusanayay; jidhkeeda kagama ay tegin wax dhaldhalaal ah iyo wax la isku qurxiyo toona. anigu dalka dibaddiisa ayaan joogaa, laba mar ayaan toddobaadkii soo wacaa, oohinteeduna waxa ay gaadhaa h…

Related Telegram Channels

Top-3 by description similarity (TF-IDF).

Frequently asked questions

What is Xikmado️ 💎 on Telegram?

Xikmado️ 💎 is a public Telegram Channel with 38409 subscribers. It is indexed by TeleSeeker under the short link /c/xikmadosom.

How do I subscribe to Xikmado️ 💎?

Open t.me/xikmadosom in Telegram and press Subscribe.

Is Xikmado️ 💎 currently active?

It was active at the last check against Telegram (9h ago).

How accurate is the 38409 count?

The 38409 count was reported by Telegram at the last check (9h ago).

How do I report Xikmado️ 💎 as inactive?

Use the form on /submit or open a GitHub issue.

See the full directory: Browse all Telegram Channels on Telegram. Missing a channel? Submit a link.